Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay Gobolka Shabellaha Dhexe

Faah faahino ayaa ka soo baxaya weerar xoogan oo maleeshiyada Al Shabaab ay saakay ku qaadeen xero ciidan, oo ku taala deegaanka Daaru-nimca oo hoostagta Degmada Ruunirgood ee Gobolka Shabellaha Dhexe. Maleeshiyada Shabaabka ayaa weerar uu qarax xoogan ku bilowday ku ekeeyay xerada Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin deegaankaasi, oo 15km dhanka bari kaga… Continue reading Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay Gobolka Shabellaha Dhexe

Published
Categorized as wararka

DF Soomaaliya iyo SUDAN oo kor u qaaday iskaashiga saddex dhinac oo muhiim ah

Muqdisho (warka keen Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dalka Suudaan, Marwo Axlaam Madani Mahdi oo hoggaaminaysay wafdi ganacsato u badan oo ka qeyb-galay Madasha Maalgashiga ee Soomaaliya iyo Suudaan (SOMSUDAN). Mudane Xamza ayaa intii uu kulanka socday xusay in xiriirka… Continue reading DF Soomaaliya iyo SUDAN oo kor u qaaday iskaashiga saddex dhinac oo muhiim ah

Published
Categorized as wararka

Dhamaan madaxda DF oo isugu tagtay Tiyaatarka – Maxaa ka socda?

Muqdisho (warka keen Online) – Xarunta Wakaaladda Murtida iyo Wacyi-gelinta ee Tiyaatarka Qaranka waxaa caawa ka socota munaasabad weyn oo lagu soo bandhigayo waxqabadkii xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre. Xukuumadaan oo loogu magac-daray ‘Danqaran’ ayaa hadda jirsatay lix bilood, waxaana caawa masraxa Tiyaatarka Qaranka lagu soo bandhigayaa wixii u qabsoomay 6-daas bilood. Munaasabadda oo… Continue reading Dhamaan madaxda DF oo isugu tagtay Tiyaatarka – Maxaa ka socda?

Published
Categorized as wararka

“Ronaldo Ayaan Xidhiidh Jacayl La Wadaagay, Markii Aan Ka Hadhay Waxaan Waayey 11 Milyan…”

Cristiano Ronaldo waxa uu xidhiidh la sameeyey oo uu shukaansaday gabdho badan oo ay kala hadheen, iyadoo ugu dambayntii uu iimaansaday Georgina Rodríguez oo u dhashay afar ka mid ah carruurtiisa, taas oo aanu wali si rasmi ugu dhigin aroos guur balse ay fagaareyasha ka xaqiijiyeen inay isku cindan yihiin. Xiddiga reer Portugal oo ay… Continue reading “Ronaldo Ayaan Xidhiidh Jacayl La Wadaagay, Markii Aan Ka Hadhay Waxaan Waayey 11 Milyan…”

Published
Categorized as Sports

Qiimaha Ay Barcelona Ku Iibinayso Xiddigii Isku Muujiyey Koobka Adduunka Oo La Ogaaday

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa suuqa dhigtay xiddiga reer Morocco ee Abde Ezzalzouli oo ka mid ahaa ciyaartoydii wacdaraha ka dhigay Koobkii Adduunka, isla markaan amaah ugu maqan naadiga reer Spain ee Osasuna. Kooxo badan ayaa la sheegay inay doonayaan inay la saxeexdaan Abde Ezzalzouli oo hal gool u dhaliyey laba kalena caawiye uga noqday… Continue reading Qiimaha Ay Barcelona Ku Iibinayso Xiddigii Isku Muujiyey Koobka Adduunka Oo La Ogaaday

Published
Categorized as Sports

Dooddii Dhexmartay Maalqabeenka Iyo Faqiirka W/Q: Cali Cabdi Coomay | Bandhige

= Meel ka mid ah makhaayadaha lagu shaaheeyo, ayaa waxa ku kulma dad kala duwan dhinaca dabaqadda nolosha. Kuwa dhaqaalahoodu fiican yahay ayaa qaar ka mid ahi ay soo dhexgalaan goobta ay fadhiyaan dadka noloshoodu ay hoosayso dhaqaale ahaan. Wuxuu kaftan iyo sheeko iyo dooddi ay marmar dhexmartaa dadkaasi kala… Continue reading Dooddii Dhexmartay Maalqabeenka Iyo Faqiirka W/Q: Cali Cabdi Coomay | Bandhige

Published
Categorized as wararka

Xaalad Dhif Iyo Naadir Ah Oo Liverpool Loogu Diidi Doono Inay Ka Qayb-gasho Champions League Xilli-ciyaareedka Dambe Haddii Ay Booska AFRAAD Ku Dhamaysato

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa geli karta xaalad loo diido inay ka qayb-gasho tartanka Champions League xilli ciyaareedka dambe, xataa haddii ay ku dhamaystaan booska kaalinta afraad ee horyaalka Premier League, iyaga oo waqtigan ku jira lixaad. Horyaalka Premier League ayaa waxa siddeed dhibcood ku hoggaaminaysa Arsenal, waxaana labaad fadhida Arsenal halka Manchester United ay… Continue reading Xaalad Dhif Iyo Naadir Ah Oo Liverpool Loogu Diidi Doono Inay Ka Qayb-gasho Champions League Xilli-ciyaareedka Dambe Haddii Ay Booska AFRAAD Ku Dhamaysato

Published
Categorized as Sports

Madaxweynaha Shiinaha oo booqasha uga bilaabatay dalka Ruushka (SAWIRRO)

Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping ayaa maanta gaaray Magaalada Moscow, halkaas oo uu kulan kula leeyahay Madaxweyne Vladimir Putin. Madaxweynaha Shiinaha ayaa noqonaya Madaxweynihii ugu horreyay ee gacan-qaada dhiggiisa Shiinaha, ka dib markii Maxkamadda Dembiyada Caalamiga ay Jimcihii ku baaqday in la soo xiro Madaxweynaha Ruushka, kaas oo sida ay sheegtay loo haysto carruur reer Ukraine… Continue reading Madaxweynaha Shiinaha oo booqasha uga bilaabatay dalka Ruushka (SAWIRRO)

Published
Categorized as wararka

Faah-faahin laga helayo dil askari loogu gaystay Hargeysa

Hargeysa (warka keen Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helay dil askar ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya oo ka dhacay magaalada Hargeysa ee warka keen Somaliland. Askarigaan ayaa waxaa la sheegay in howl-gal uu ku jiray xilliga la dilay, ayada oo gacanta lagu soo dhigay ninkii dilka geystay, sida uu shaaciyay taliska Booliska Somaliland.… Continue reading Faah-faahin laga helayo dil askari loogu gaystay Hargeysa

Published
Categorized as wararka

Somalia drought may have killed 43,000 in 2022, half under 5: UN

Somalia’s ongoing record drought may have killed as many as 43,000 people last year, and half of them were children under the age of five, according to a report released by the government and United Nations agencies. The research released on Monday marked the first attempt to estimate countrywide deaths in a crisis that experts… Continue reading Somalia drought may have killed 43,000 in 2022, half under 5: UN

Published
Categorized as wararka